MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda kula kulmay Madaxa Midowga Yurub u qaabbilsan arrimaha Bani’aadannimada ee Xafiiska Soomaaliya EU ECHO Md. Javier Rio Navarro.
Kkulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladda Bani’aadannimo ee dalka, howlaha hortabinta leh ee ku aaddan ka hortagga xaaladaha ka dhalan kara is-beddellada cimillada iyo sare u qaadista kartida hay’adaha ka shaqeeya gargaarka ee heer maamul gobaleed iyo heer Federaal.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-