Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay safiirka Imaaraadka + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo xalay booqday Safaraadda Dwladda Imaaraatka Carabta ee Muqdisho ayaa kulan tacsiyeyn ah la qaatay Amb. Axmed Jumca Al-Rumeysi.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Danjiraha Dalka Imaaraadka uga tacsiyadeeyay saraakiishii ku geeriyootay weerarkii Xerada Gen. Gordan kuwaas oo dalkeenna u joogay ineey gacan ka geystaan dib u dhiska Ciidamada Qalabka-sida,

Sidoo kale guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa  uga mahadceliyay dowlada iyo shacabka aan walaalaha nahay garab istaagooda walaalnimo.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here