Guddoomiye Maxamuud Macallin oo la kulmay agaasime goboleedka ReDSS

0

MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay agaasimye gobolleedka guddiga Regional Durable Solutions Secretariat (ReDSS) Md. Freddie Carver.

 

Kulanka ayaa looga hadlay sidii labada dhinac iska kaashan lahaayeen hagaajinta barnaamijyada iyo siyaasadaha lagu taageerayo guud ahaan xalalka waara, gaar ahaan garab istaagga iyo dib-u-kabidda nolosha bulshada uu barakacu saameeyay.

Halkan hoose ka daawo Sawirro:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here