Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Badhaadhe oo war cusub soo saaray

0

BADHAADHE (SMN) – Guddoomiyaha maamulka degmada Badhaadhe Maxamed Ibraamim Fanax ayaa ka warbixiyay xaaladda guud ee degmada Badhaadhe iyo baahida keentay in Ciidamada Xoogga halkaas la geeyo.

 

Fanax ayaa shaaca ka qaaday inay ka maamul ahaan ay iyagu dalbadeen ciidamadaas, si ay uga gacan siiyaan amniga, madaama ay baxeen ciidamada howlgalka ATMIS.

Sidoo kale guddoomiyaha oo ay xilka ka qaaday Jubbaland ayaa eedeeyay Axmed Madoobe, wuxuuna tilmaamay in uu xaalad ka abuurayo deegaanka.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here