MUQDISHO – Gudga doorashadda Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay goobaha dadweynaha ay codkooda ka dhiiban doonaan doorashadda 25ka bishan dhacaysa.
Si loogu diyaargaroobo doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dagmooyinka Gobolka Banaadir, waxaa la xirayaa dhammaan goobaha waxbarashada, sida Iskuuladda iyo Jaamacadaha.




