Gudiga doorashooyinka oo war cusub kasoo saarey doorashadda gobolka Banaadir 17/11/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO – War-Saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo quseeya Doorashooyinka iyo qaabka hirgalinta.