Gudoomiyihii Gudigga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo geeriyooday

Alle ha u naxariistee Waxaa Caawa Magaaladda Muqdisho gaar ahaan Cusbitaalka Martiini ku geeriyooday Gudoomiyihii Gudigga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Federaal, Marxuum Cabdillaahi Abyan Nuur.

Xubin ka mid ah guddiga oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa u xaqiijiyay in guddoomiyaha uu maalmahii dambe xanuunsanaa.