Hadal-heyn xooggan oo ka dhalatay tallaabo ay maanta qaaday dowladda

0

MUQDISHO (SMN) – Xeradii hore ee Ex Damaanyo ayaa loogu magacdaray Sarreeye Guuto Maxamed Ibraahim Faarax ( Gen. Gordan)

 

Labada xero ee Damaanyo iyo Gen. Gordan oo iska soo horjeeda ayey DFS sheegtay in magacyadii ay u kala bedeshay.

Arrintaan ayaa hadalheyn ka dhalisay baraha ay ku xiriirto bulshaddu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here