Halkee lagu qaban doonaa gogosha uu Madaxweynaha u fidiyay hogaamiyayaasha siyaasadda?

0

MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Su’aallo badan ayaa ka taagan halka lagu qaban doono, goorta iyo dadka kasoo qeybgali doona gogosha wadahadalka qaranka ee uu iclaamiyay Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud.

 

Siyaasiyiin dhowr ah ayaa soo dhaweeyay, halka kuwa kalena ay shaki ka muujiyeen qabashadda shirka looga hadlayo dagaalka Al-Shabaab iyo arrimaha doorashooyinka dimuqraadiga ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here