BELEDWEYNE (SMN) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta dhacdo xanuun badan ay ka dhacday duleedka magaaladaasi, kadib markii haweeney maseersan ay gubtay seygeeda.
Dhacdadan ayaa si gaar ah uga dhacday kaam ku yaalla koonaha magaalada, waxaana haweeneyda ay segeeda ku gubtay saliid iyo biyo ay karkarisay.
Sidoo kale waxaa lagu soo warramayaa in aan weli lasoo qaban haweeneyda eedeysanaha ee la sheegay inay seygeeda ku gubtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Halkan hoose ka daawo warbixinta.