Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybbisay deegaanka Lambar Konton

0

MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa deegaanka LambAr KontOn ee gobolka Gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay gargaar ugu qeybisay qoysas danyar ah oo qeyb kamid ah dhulkooda ay Shabaab hore uga soo barakicisay.

 

40 tuulo oo hoostagta deegaankaan ayaa qoysaska gargaarka ka faa’iideeystay ay ka kala yimaadeen.

Qaar kamid ah qoysaska gargaarkaan loo qeybiyey, maamulka deegaanka iyo Xildhibaan Xuseen Ali Xaaji ayaa u mahadnaqay Madaxweynaha JFS iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo marwalba u taagan caawinta dadka Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here