Hay’adda SoDMA oo gargaar ka qaybisay degmada Garasbaaley + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) –  Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa maanta degmada Garasbaaley waxa ay gargaar ugu qeybisay 2,000 oo qoys oo u badan dad danyar ah.

 

Shacabka gargaarka loo qaybiyay aya waxaa kamid dad qaba baahiyaha gaarka ah iyo qoysas barakacyaal ah oo hore Gobolada wadanka uga soo barakacay colaado iyo Abaaro.

Gargaarkaan ayaa ahaa raashin Qamadi ah, waxaana dadkii ka faa’iideeystay u mahadnaqeen hay’adda SoDMA.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here