Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay Bisha Cas Turkiga + Sawirro

0

MUQDISHO (SMN) – Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa markii labaad waxa ay shixnad gargaar mucaawino ah kala wareegtay Hay’adda Bisha Cas Turkiga, kaas oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka.

 

Gargaarkan ayaa waxaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyed ee iskugu darsoomeen daadadka iyo fatahaadaha kuwaas oo ku nool gobolada Wadankeena hataana wajahaya xaalad adag oo dhanka nolasha ah.

Deedqaan waxaa guddoomiyaha Hay’adda maareynta Musiiboyinka qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ku wareejiyey Safiir ku xigeenka Safaaradda Dalka Turkiga iyo madaxa hay’adda bisha Cas Turkiga  ee Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

default

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here