Howlgal Ciidamo Ajnabi ah ka qeyb-qaateen oo ka dhacay degmada Jilib

0

JILIB [SMN] – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamo ajnabi ah oo xulufo la ah kuwa xoogga dalka ay fuliyeen howlgal gaar ah oo ka dhacay degmada Jilib, ee gobolka Jubada Dhexe.

 

Qoraal kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu beegsadey xaruno kala duwan oo Al-Shabaab ku leedahay degmada iyo Guri ay ku sugnaayeen labo hogaamiye oo magacydadood lagu soo gaabiyay Xasan Yacquub iyo Amiin.

May be an image of map and text that says "Ministry War CIIDANKA QARANKA IYO FULIYAY MAGAALADA JILIB. Muqdisho sameeyeen CAALAMKA HOWLGAL aad qorsheeyay Maarso 2025: Howlgal Qaranka iyo xarumo muhiim Khawaarijta gobalka Jubbada Dhexe, ay ugu samayn jireen tababarada daganaayeen Xasan lagu ay labo qaraxyada iyo labo guri Amiin. lagu Howlgalkaan ayaa beedsaday, waxaana gaarsiiyay wali dowladdu cadowga, kuwaas goobaha dhimasho isugu iyo wado tirokoob. kale cadowga Khawaarijta yaala xadka gobalada Sheeballaha deegaanka Mubaarak gobalka Shabeellaha Hoose. burburiyeen fariisimihii deegaanka Ceelbacad Galgaduud iyo kaashanaya dagaalka jihaadka mid Digniin, Khawaarijta inta inay xoojinta joogaan waxay uga digaysaa Dowladda sugan dhowaadaan xarumaha Khawaarijta goobaha Khawaarijta lagu beegsanayo goob joogaan Degmada"

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here