In ka badan 100 Macallin oo ay shaqadii ka eriday DF oo dibaxbax dhigay 

0

MUQDISHO (SMN) – Qaar kamid ah Macallimiinta Soomaaliyeed ee u diiwaangashan wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta dibad-bax cabasho ah ka dhigay magaalada Muqdisho.

 

Macallimiintan oo isugu soo baxay afaafka hore ee xarunta wasaaradda waxbarashada ayaa ayaa sheegay in lagu wargeliyay in shaqada laga eryay, mushaarkooduna uu ku egyahay 31-ka bisha soo socota ee Agosto.

Sidoo kale waxay farriin iyo baaq culus u direen madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha, iyaga oo ka codsaday inuu soo faro-geliyaan arrintooda.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here