Itoobiya oo xadka ay Soomaaliya la leedahay keentay Gantaalada M-20

0

JIGJIGA (SMN) – Dowladda Itoobiya ayaa saacadihii lasoo dhaafay dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilowday deegaano u dhow xadka Soomaaliya, taas oo sii hurin karta xiisadda kala dhexeysa Soomaaliya.

 

Wararka ayaa sheegaya in Itoobiya ay soo bandhigtay Gantaallada Balastikada ah ee M-20, kuwaas oo Sawirradeeda si weyn loogu baahiyay baraha bulshada.

Sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha ee dalkaasi, gantaallada iyo ciidamo ayaa waxaa la geynayaa magaalooyin ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida.

Halkan hoose ka daawo wararkii ugu dambeeyay:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here