Jeesow oo eedeymo u jeediyay Lafta-Gareen kadib dilkii duleedka Wanlaweyn – DAAWO

0

MUQDISHO – Xildhiban Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah Gollaha Shacabka ayaa eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, kadib dilkii ka dhacay duleedka Wanlaweyn.

 

”Ma aqbaleyno in la dilo oo lagubo dadkeena, Laftagareen iyo Taliyihiisa Booliiska ayaa ku lugleh colaadaas,” ayuu yiri Daahir Amiin Jeesow, oo ka hadlayay magalaada Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here