Jubaland oo eedeyn culus oo ku saabsan dagaalkii Baardheere u jeedisay DF

0

KISMAAYO [SMN] – Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubaland ayaa soosaartay war-saxaafadeed ku saabsan dagaalkii ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo shalay.

 

Waxay sheegtay in dowladda Soomaaliya ay qaadeyso mas’uuliyadda khasaaraha ka dhashay duulaanka ay Ciidamadeeda ku qaadeen degmada, oo Jubaland maamulaysay.

May be an image of map and text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here