Jubbaland oo shaacisay guddiyada soo xulaya ergada laba kursi

0

KISMAAYO (SMN) -Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta kala ah #HOP029 & #HOP124.

Labada  kursi ayaa lagu wadaa in dhowaan doorashadooda lagu qabto magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Jubbaland ayaa dib uga dhacday jadwalka doorashada oo ahaa in lagu soo gabaganeeyo 15-kii bishan March ee 2022-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here