Khasaaraha ka dhashay weerarkii xabsiga dhexe oo sii kordhay + Video

0

MUQDISHO (SMN) – Afhayeenka ciidanka Asluubta Gaashaanle Sare Cabdiqani Qalaf oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay weerarkii maanta ka dhacay xabsiga dhexe ee Xamar.

 

Afhayeenka ayaa sheegay in weerarka lagu dilay 5 maxbuus, laguna dhaawacay 18 kale oo ku jiray xabsiga.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay dhinteen saddex kale, ayna dhaawacmeen saddex kale, inta uu socday howlgalka lagu soo afjarayay weerarka.

“Weerarkii lagu soo qaaday Xabsiga dhexe Waaxaa soo afjaray Ciidanka Asluubta Waxaana lagu dilay 5-maxbuus Waxaana lagu dhaawac 18-Maxbuus, 3 askarina Waa naga dhimatay 3-na waa naga dhaawac” ayuu yiri afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here