Koonfur Galbeed oo Dowlada Dhexe ka codsatay in Xildhibaan Jeesow loo soo gacan geliyo – Daawo

0

BAYDHABO – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa doonaya in loo soo gacan-geliyo Xildhibaan Jeesow, oo kamid ah Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Wasiirka Amniga Maamulka ayaa jeediyay codsiga, isagoo ku eedeeyay Xildhibaanka inuu hurinayo colaad beeleedka nawaaxiga Wanlaweyn ka taagan, halkaasoo dilal ka dhaceen dhawaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here