Laftagareen “Muqdisho waxa kasoo yeeray waa wax ceeb ku ah midnimada”

0

BAYDHABO (SMN) –Β  Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen oo hadal ka jeediyay magaalada Baydhabo ayaa jawaab culus kasoo saaray xiisadda ka dhalatay taageeradii deegaanada maamulkaas looga muujiyay ciidamada Itoobiya.

 

Laftagareen ayaa ugu horreyn shaaca ka qaaday in uu la dareen yahay xildhibaanadii dhawaan hadlay, uuna ku waafaqsan yahay hadalkii ay sheegeen ee ah in dagaalka Masar iyo Itoobiya oo loo soo raro deegaankooda aysan aqbali doonin.

Sidoo kale madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa xusay in wax laga xumaado ay tahay hadallada kasoo yeeray reer Muqdisho, ayna arrintaas dhaawaceyso midnimada dalka.

“Hadii ay Soomaalinimo jirto reer Koonfur-galbeed ayey ka bilaabataa, Muqdisho waxa kasoo yeeray waa wax ceeb ku ah midnimada”.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here