Xasan Sheekh oo Kulan gaar ah la qaatay Sheekh Shariif

0

MUQDISHO – Kulankan ayaa looga hadalay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin doorashada iyo khilaafka siyaasdeed oo udhaxeya xubnaha mucaaradka iyo dowlada federalka Soomaaliya.

 

War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay in kulan loo hadlay tabashooyinka jira iyo xaaladaha siyaasadeed ee Dalka.

 

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here