Madaxweynaha JFS oo Turkiga uga tacsiyeeyay weerarkii Ankara

0

ANKARA (SMN) – Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Türkiye Recep Tayyip Erdoğan ayaa uga tacsiyeeyay weerarkii argagaxiso ee shalay ka dhacay magaalada Ankara ee dalkaas.

 

“Soomaaliya waxa ay garab taagan tahay shacabka aan walaalaha nahay yo dowladda Türkiye ee dagaalka kula jira argagaxisada.” Ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here