Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulamo xasaasi ah ka wada Nairobi

0

NAIROBI (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Magaalada Nairobi uu ka Wado Kulamo uu la qaadanayo Saaxibada Soomaaliya ayaa qaabilay Safiirka Dowlada Sweden ee Soomaaliya Joachim Waern.

 

Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa iska Xog-Waraystay Mashaariicda Dhinacyada Hormarka iyo Dib U-Dhiska ee Dowlada Sweden ay ka tageerto Dowladda Koonfur Galbeed sidii loo Xoojin lahaa Gaar ahaan Mashaaricda Adeegyada Bulshada iyo Kaabiyaasha Dhaqaalaha

Kulanka Madaxweynaha waxaa ku Wehlinayey Wasiirka Amniga Hassan Abduqaadir Mohamed iyo La-Taliyaha Madaxweynaha Arimaha Siyaasada Hussein Hassan Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here