BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ay hogaaminaysay Agaasimaha Gobolka ee Bariga iyo Koonfurta Afrika ee Hay’adda Sos Children’s
Madaxweyne Laftagareen iyo Madaxda Hay’adda SOS ayaa ka Wada-hadlay Mashaariicda socda iyo sidii loo xoojin lahaa
Kulanka Madaxweynaha waxaa ku wehliyay Wasiirka Gargaarka, Agaasimaha Madaxtooyada, la taliye Sare Arimaha Maamul Daadejinta iyo Wasiir Hore Abdifatah Mohamed Ibraahim Geesey.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-