BAYDHABA (SMN) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA oo maanta Safar shaqo ku Gaaray Magaalada Baydhabo.
Laftagareen iyo Madaxa Hay’adda UNFPA ayaa ka Wada Hadlay Hormarinta Adeegyada Caafimaadka iyo Barashada Farsamada Gacanta.
Sidoo kale waxaa kulankan lagu soo qaaday arrimo ku aada Shaqa Abuurka Dhalinyarada iyo Xoojinta Wada Shaqaynta.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-