Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Rwanda + Ujeedka

0

KIGALI (SMN) -bMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgelaya caleema-saarka Madaxweynaha Dalkaas Mudane Paul Kagame ayaa gaaray magaalada Kigali ee Caasimadda Jamhuuriyadda Rwanda.

 

Madaxweynaha Dalka Rwanda Kagame oo soo xukumayay Rwanda tan iyo 2000 ayaa dhawaan mar kake loo doortay inuu hoggaamiyo dalka Rwanda oo lagu tiriyo mid kamid dalalka Afrika ee kobac dhaqaale iyo horumarka ballaaran sameeyay. Madax kala duwan ayaana lagu wadaa inay ka qeybgalaan munaasabadda caleema-saarkiisa.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada;-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here