Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Jabuuti

0

JABUUTI (SMN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti.

 

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa dalka Jabuuti kaga qeyb-gali doono kulanka 41-aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxda Urur goboleedka IGAD.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu khudbad ka jeediyo shirkan, taas oo uu uga hadlay xaaladda guud ee gobolka, arrimaha bani’aadanimada dalka iyo dagaalka Al-Shabaab.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here