Madaxweyne Laftagareen oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose

0

BAYDHABO (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray Dhammaan Garsoorayaasha ka howlgala Gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Dowlad Goboledkaasi.

 

Wareegtadaan oo maanta oo taariikhdu tahay 25 ka octobar ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu kala diray garsoorayaasha maxkamadda facfaanka,kan gobolka Sh.Hoose iyo ku xigeenada garsoorayaasha.

Wareegtadaan ka soo baxday maamulka K/Galbeed waxa ay u qorneyd sidatan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here