Madaxweyne Muuse Biixi oo shaaciyay inay hirgelin doonaan heshiiskii badda

0

HARGEYSA (SMN) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlayay arrimo ku aadan heshiiska badda ee uu la galay Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay hirgelin doonaan heshiiskaasi.

 

Muuse Biixi ma shaacin goorta ay dhaqan-gelinayaan heshiiska, balse waxa uu tilmaamay inay ka go’an tahay in la fuliyo heshiiskaas oo ay ka hortimid dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Somaliland ay hormar ku tallaabsaneyso, isla markaana mar dhow ay heli heli doonto ictiraaf, sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoose ka daawo warbixinta:-


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here