Madaxweyne Qoor Qoor oo booqday halka loo asteeyay dekedda Hobyo + Sawirro

0

HOBYO (SMN) – Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye  iyo Wafdi uu hoggaaminayo kana kooban xildhiaanno ka tirsan BFS, masuuluyiin ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, gacsato, siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa booqday halka ay khubarada dhiseysa Dekadda Hobyo u asteeyeen in laga dhiso Dekadda Hobyo.

 

Madaxweynaha ayaa amary ku bixiyay in dhulka ay Dekaddu u baahantahay aan la deegaameyn karin, wuxuuna faray ha’adaha amniga iney la shaqeeyaan guddiga loo xilsaaray dhismaha Dekadda Hobyo.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here