Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Bulshada Gobolka Banaadir

0

Muqdisho — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan is-xogwareysi ah la qaatay bulshada, odayaasha dhaqanka, iyo shacabka Gobolka Banaadir.

 

Dani, oo goobta ka hadlay, ayaa ka taabtay arrimaha uu u joogay kulanka, gaar ahaan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Kulankan ayaa qayb ka ah dadaallada madaxweynuhu ku doonayo inuu ku dhiirrigeliyo wada-tashi iyo is-faham dhex mara maamulka goboleedka Puntland iyo dowladda dhexe, si loo xaqiijiyo xasillooni siyaasadeed iyo wada-shaqeyn waarta.

May be an image of one or more people, table and weddingMay be an image of one or more people

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here