MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tan iyo doorashadiisii 2022 si joogto ah u booqanayay dalka Jabuuti, oo kamid ah dalalka Geeska Afrika ee xiriirka wanaagsan kala dhaxeeya Soomaaliya.
Shabelle TV ayaa warbixintan ku eegaysa sababta ka dambeysa socdaalka joogtada ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti, oo ah dal abaal badan u galay Soomaaliya.