Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Uganda [Sawirro]

0

KAMPALA, Uganda [SMN] – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.

 

Wuxuu Madaxweynaha halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Uganda Mudane Yoweri Museveni, oo kawada hadlayaan xiriirka labada dal iyo sidii loo xoojin lahaa.

Booqashada shaqo ee uu Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu ku tagay dalka Uganda ayaa ujeeddadeedu tahay sidii loo sii dardargelin lahaa dagaalka lagu cirirbtirayo Al-Shabaab, iyada oo labada Madaxwayne ay sidoo kale ka wada-hadli doonaan xoojinta xiriirka laba geesoodka dhinacyada badan taabanaya ee labada dal ka dhexeeya.

War-Saxaafadeed

May be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 5 people and textMay be an image of 2 people and aircraft

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here