Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo iyo Baaq u diray Shacabka

0

MUQDISHO [SMN] – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey muslimiinta guud ahaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan.

 

Madaxweynaha ayaa si gaar ah hambalyo ugu diray halyeeyada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ee ku soomaya furimaha dagaalka ay dalka kaga xoreynayaan argagixisada.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here