Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Eritrea + Ujeedka

0

MUQDISHO (SMN) – Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa u ambabaxay dalka Eritrea.

 

Safarka Madaxweynaha ayaa ah mid shaqo, waxa uuna kulamo la yeelan doonaa madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, iyaga oo ka wada hadli doono xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan arimaha geeska Afrika.

Wafdiga Madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa safarka ku wehliyo wasiirka arimaha dibadda mudane Axmed Macalin Fiqi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here