Madaxweyne Xasan Sheekh “Reer hebel aduunyada nagama dabageyn karaan”

0

MUQDISHOM(SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimo ku aadan qabiilka iyo calamada kala duwan ee gacmaha lagu sito, wuxuuna sheegay in arrintaasi laga haboon yahay, ayna dhaacaweyso qaranimada & dowladnimada.

 

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku baaqay in laga hortego colaadaha sokeeye, si loo yareeyo naceybka iyo dhiigga daadanaya.

“Reer Hebel ayaa inta baxaan dowlado shisheeye la macaamilaaya, soow ceeb naguma ahan” reer hebel aduunyada nagama dabageyn karaan” ayuu yiri Madaxweynuhu.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa shacabka ku booriyay inay ilaaliyaan nabadda iyo darisnimada, si looga hortago wax kasta oo halis ku ah amniga iyo horumarka dalka.

Halkan hoose ka daawo:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here