Mareykanka oo qaaday howlgallo ka dhan ah Soomaalida ku nool gobolka Minnesota 03/10/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter WASHINGTON – Hay’adda Socdaalka Mareykanka ayaa billowday howlgallo ay ku baaraysa Soomaalida ku nool gobolka Minnasota, kuwaasoo looga shakiyay khiyaano dhanka socdaalka ah.