Qaar ka mid ah dhallinayarada ka soo jeeda Degmada Kaxda ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu Degmada Kaxda ka reebay is-diiwaan-gelinta doorashooyinka Golaha Degaanka oo dhowaan la filayo in ay ka qabsoonto Magaalada Muqdisho.
Halkan ka daawo eedeynta dhallinyarada




