MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo dhaweeyay Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Md. Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow.
Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii labada Hay’adood ee SoDMA iyo Socdaalka u sii adkeyn lahayeen xariirka wada shaqeyn iyo iskaashiga guud ee ka dhaxeeya hay’adaha Dowladda.
Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-