Maxay ka wada-hadleen dowladaha Masar iyo Soomaaliya?

0

QAAHIRA (SMN) – Wasiirka Gaashaandhiga XFS Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada Qaahira ayaa la kulmay dhigiisa dalka MasarĀ  Abdul Majeed Saqr.

 

Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sii adkeynta iskaashiga dhanka ciidanka iyo kan amni ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar.

Masuuliyiinta ayaa sidoo kale ka wada hadlay howlgalka cusub ee midowga Africa ee AUSSOM kaaas oo Soomaaliya ka bilowday koowda bishaan Janaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here