MUQDISHO (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay madaxweyne ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid.
Labada mas’uul waxa ay ka wada hadleen qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Amniga Galmudug, La dagaallanka Al-Shabaab, dib u heshiisiinta iyo isu soo dhaweynta bulshada Galmudug.
Halkan hoose ka daawo sawirrada:-