Maxay ka wada-hadleen wasiirka amniga iyo safiirka dowladda Talyaaniga?

0

MUQDISHO (SMN) – Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil-Fartaag, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane, Pier Mario Daccò Coppi.

 

Labada mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta taageerada ay siiyaan hey’adaha amniga dalka.

Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray amniga guud ee dalka, dagaalka lagula jiro Khawaarijta iyo sidii loo sii labo jibbaari lahaa taageerada ay dowladda Talyaanigu siiso Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here