Musharrax Cabdimaalik Yuusuf oo saxiixay buugga tacsida Ugaas Cabdullahi Faracade

0

MUQDISHO (SMN) – Murashax Madaxweyne Galmudug Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud ayaa saxiixay buugga tacsida Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Faracade oo dhowaan ku geeriyooday dalka Sacuudiga.

 

Cabdimaalik Yuusuf ayaa sidoo Kale qoyska iyo qaraabada uu ka geeriyooday Ugaaskii Murusade ugu tegay tacsi iyo salaan, isagoo ugu soo duceeyay in uu Eebe samir iyo imaan ka siiyo.

Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajucuun.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here