Muungaab oo xariga ka jarey Wadada Zoobe oo dib u dhis lagu sameeyay [Daawo]

0

MUQDISHO – Gudoomiye Muungaab ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray wadada Zoobe, oo maamulkiisa dib u dhis ku sameeyay markii roobka burburiyay dhawaan.

 

Isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha ayaa mudo kooban la joojiyay, maadaama Muungaab iyo Madaxda kale joogeen, oo amnigooda aad loo sugayay, sida uu kusoo waramay wariyaha Shabelle TV Anas Maxamed Soomane.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here