Wareysi:- Muxuu Xildhibaan Jeesow ka yiri xaaladda magaalada Beledweyne?

0

JOWHAR (SMN) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyey Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Jeesow ayaa marka hore taageeray ciidamada la geeyey magaaladaas oo ay dhowaan ka dhaceyso doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka.

Sidoo kale wuxuu farriin u diray ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo uu ugu baaqay in uusan qaadan hadallo uu sheegay inay ka soo yeerayaan wasiiro ‘xaqaansan’.

Halkan hoose ka daawo wareysiga:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here