MUQDISHO [SMN] – Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay eedeysane Maxamed Ibraahim Cali oo loo heysto in uu ka mid yahay Magafayaasha tahriibiya muwaadiniinta Soomaaliyeed, kaas oo lagu eedeeyey in dad badan uu u tahriibinayay dalka Biniin.