NISA oo duqeyn cirka ah ku dishay xubin sare oo katirsan Al-Shabaab

0
MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Hay’adda NISA, ayaa soo saartay qoraal ay ku shaacisay in iyadoo kaashanaysay saaxiibada caalamka ay duqayn cirka ah ka fulisey deegaanka Ceel-bacad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Sida ku xusan war-saxaafadeedka NISA, duqeynta waxaa lagu dilay Yuusuf Dheg-naas, kaasoo Al-Shabaab u qaabilsanaa degaanka Ceel-Bacad, iyadoo xubno la socday ay ku dhinteen duqeynta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here