NISA oo sheegtay in howlgal gaar ah ku dishay in ka badan 45 katirsan Al-Shabaab

0

MUQDISHO, Soomaaliya – Hay’adda NISA ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan ay ku dishay 46 kamid ah Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale howlgalka lagu qabtay hub kala duwan.

 

NISA ayaa ku sheegtay qoraalka ay Maanta soo saartay in howlgalka oo ka dhacay Sabiid oo ku dhaw Afgooye sidoo kale lagu dilay xubno sare oo katirsanaa Al-Shabaab.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here